Puntland oo karantiishay dad ay Ajaaniib ku jiraan oo looga shakiyay Covid-19

Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta karantiishay dad looga shakiyay in ay qabaan caabuqa Caronavirus, waxaana dadkaasi la geeyay goob gaar ah oo wasaarada caafimaadka Puntland ugu tala gashay in lagu karantiilo dadka laga shakiyo. Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Puntland Cabdinaasir Yuusuf Xaaji ayaa sheegay in la karantiilay shan qof oo isugu jira Soomaali iyo ajaaniib, … Continue reading Puntland oo karantiishay dad ay Ajaaniib ku jiraan oo looga shakiyay Covid-19